1434 Views

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October-19–2019 —Waxa goordhow furmay kulanki 1-aad ee kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka ,kooramka ayaa soo xaadirtay 152 xildhibaan

 

Waxaa shir gudominaya gudomiyaha Golaha Shacabka mudane maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.

 

Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo akhrinta 1aad ee heshiiska ilaalinta hiddo dhaqameedka aan muuqan iyo heshiiska khuseeye ilaalinta hidda dhaqameedka & midka dabiiciga.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment