384 Views

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda Somaliya ku leedahay dalka Kenya

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda Somaliya  ku leedahay dalka Kenya
____________________________________________________________________________


Talaado June 21, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta booqday Safaarada JFS ay ku leedahay dalka Kenya.

Guddoomiyaha ayaa Safaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Safiirka dalkenna u jooga Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ku-xigeenka Safiirka iyo howl-wadeennada Safaarada, waxaana uu bogaadiyey shaqada adag ee Shacabka Soomaaliyeed ku nool Kenya ay hayaan waxaana uu ku dhiira-geliyey in aan marnaba laga caajisin u adeegida muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post