324 Views

Dowlada Sweden oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden

Dowlada Sweden oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden
____________________________________________________________________________

Axad: OCTOBER 16, 2022

Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo inay Sweden yeelato waxana ay ku Heshiiyeen Qodobo dhoor ah oo qeyb ka ah dhanka Socdaalka kuwaasi oo lagu Xadidayo helitaanka Deganaanshaha ee Sweden.

Xisbiyada ayaa ah wada Hindise Cusub kaasi oo dhigaya in la Xadido helitaanka Deganaanshaha iyadoo lagu helayo qaab Bini’aadantinimo marka qofka uu keeni waayo Sabab uu ku helo Sharciga.

Dadka waaweyn ayaa lagu sheegay Dadka laga Xadidayo inay Qaab Bini’aadantinimo ku helaan Sharciga Deganaanshaha sida ay Dowlada ay Sheegtay.

Sharciga ayaa ah mid Barlamaanka la horgeenayo sida ugu Dhaqsiyaha badan si dhawaan loo bilaabo.

Dowlada Cusub ayaa dhawaan soo bandhigtay Dhoor Sharci oo lagu heshiiyay waxana kamid ah Tarxiilida Dadka heesta diidmada iyo Qodobo kale

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post