1032 Views

Dowladda oo ka digtay in la musuq maasuqo gargaarka

Dowladda oo ka digtay in la musuq maasuqo gargaarka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 05, 2019–Iyada oo maalmihii la soo dhaafay ay cabasho muujinayeen qaar kamid ah dadkii ka barakacay fatahaada Baladweyne taa soo ku saabsan in la musuq maasuqay gargaarkii loogu talo galay ayaa waxaa arrintaasi ka digtay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Dowladda, iyada oo ka hortageysa in gargaraka aan la musuq maasuqin ay wufuuda gargaarka sida ay ku dartay dad Garyaqaano ah iyo Xeer ilaaliyeyaal.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowladda Fedearalka ay talaabo ka qaadi doonto cid alaala cidii lagu arkaa arrimo la xiriira musuq maasuq tallaabo laga qaadi doono.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment