885 Views

In ka badan 15 Ruux oo weerar lagu dilay

In ka badan 15 Ruux oo weerar lagu dilay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 06, 2019–-Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux  ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi.

 

Taliyaha Booliska ayaa sheegay in weerarka uu sigaar ah kaga dhacay fariisin ay ciidamada amaanku ku leeyihiin gobolka Yala ee koonfurta dalka Thailand.

 

 

 

Wargayska Bangkok Post ayaa sidoo kale wariyay in weerarka ay ku dhinteen 11 ruux kuwaas oo afar kamid ah ay ku geeriyoodeen isbitaalka gobolka Yala.

 

Kooxda islaamiyiinta ee gooni goosadka ayaa tan iyo markii ay bilaabeen ololahooda sanadkii 2004’tii waxaa dhintay dad gaaraya 7,000 oo ruux.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment