981 Views

Kulamo looga hadlayo doorashada Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb

Kulamo looga hadlayo doorashada Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 24, 2019 –Guddiga Farsamada maamul u sameynta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay kulan ay ka qeyb-galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Dhuusamareeb.

Kulanka ayaa waxaa looga hadalayay muhiimada ay Bulshada iyo hurumarka deegaanka u leedahay ilaalinta qoondada Haweenka ee Baarlamaanka iyo guud ahaan dowlad gobaleedka Galmudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan dhismaha Galmudug oo xilligaan caqabado farabadan ay la gudboon yihiin, iyada oo weli aan xal laga gaarin arrinta Ahlusunna ay ku dalbatay Xubnaha Xildhibaannada Cusub in qoondo badan laga siiyo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment