996 Views

SAWIRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha baarlamaanka oo gaaray Baydhabo

SAWIRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha baarlamaanka oo gaaray Baydhabo
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 18, 2019 | QOL |   –Wafdi uu hogaaminayo guddomiyaha golaha shacabka oo isugu jira Xildhibaano labada Aqal iyo wasiiro ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

 

Waxaa garoonka kusoo dhaweeyay guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka oo saaka gaaray iyo madaxweynaha konfur Galbeed iyo masuuliyiin kale.

 

 

 

Guddoonka baarlamaanka ayaa ka qeyb gali doono Munaasabad ku saabsan xuska xilligii la doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hal sano kasoo wareegtay, islamarkaana doorashadiisii uu dhiig ku daatay.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment