1143 Views

Alle ha u naxariistee Marxuum Fanaan Cabdi Qaboojiye oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Magaalada Oslo

Alle ha u naxariistee Marxuum Fanaan Cabdi Qaboojiye  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Magaalada Oslo
____________________________________________________________________________

 

May 2-2021

Dowlada Somaliya ayaa Tacsi u dirtay fanaankii caanka ahaa oo  maalmihii la soo dhaafay xanuunsanaa oo ku geeriyooday dalka Norway.

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada Oslo ee Dalka Norway.

Alle ha u naxariistee Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”   ayaa u geeriyooday Cudurka Covid-19 oo uu maalmahan la xanuunsanayey.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed , asxaabtii iyo qaraabadii uu ka baxay Fanaanka , isagoo marxuumkana rabi uga baryey naxariistii jano.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post