1047 Views

Dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista Xildhibaanada Galmudug

Dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista Xildhibaanada Galmudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 31–2019 | —Dib u dhac ayaa ku yimid ku dhawaaqista Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug sidda ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug.

 

Waa markii labaad ee uu Fashilmo Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug.

 

 

 

Ilo Wareegyo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Risaala u xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku howlan yahay sidii loo xalin lahaa Khilaaf xooggan oo ka taagan soo xulista Xildhibaanada Galmudug.

 

Qaar ka mid ah beelaha degaanada maamulka Galmudug ayaa horay walaac uga muujisay Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug.

 

Waa markii 2-aad ee uu guddigan ku fashilmo dhowrista jadwalka doorashada, lamana sida ay u fulin-doonaan hawlaha kale.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment