1434 Views

Liiska Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey

Liiska Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 06, 2020—Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay shaacisey liiska Xubnaha ay ka koobnaan doonaan Golaha deegaanka degmada Diinsoor ee Goboloka Baay.

 

Liiskaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa ah mid ay ku heshiyeen beelaha wada dega degmada Diinsoor,kuwaasi oo dhawaan lagu wado in lasoo dhiso.

 

Hoos Ka Akhriso Liiska Golaha deegaanka Degmada Diinsoor.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment