1518 Views

Daawo:-Wasiir Bayle: “Dhulkeena Macdan baa ku jirta”

Daawo:-Wasiir Bayle: “Dhulkeena Macdan baa ku jirta”
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 28-2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cbiraxmaan Ducaale Beyle oo shirka jaraa’id ee billaha ku qabtay Muqdisho ayaa diiradda ku saaray horumarka Soomaaliya ka sameysay wadahadalka deyn cafinta.

 

Sidoo kale waxaa uu Wasiir Beyle ka hadlay warbixintii ay soo saartay hey’adda lacagta aduunka IMF ee ay ku sheegtay inay Soomaaliya ka gudubtay wajiga afaraad ee Barnaamijka deyn cafinta.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment