1344 Views

AKHRISO: Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare ?

AKHRISO: Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare ?
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –-2020—Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

 

Ajendaha Kulanka Aqalka Sare ee Maanta ayaa ah Sharciga doorashooyinka oo dhawaan ay meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

 

Xildhibaanada ayaa  dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka.

 

Xildhibaananada Aqalka Sare ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .a

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment