957 Views

Xildhibaannada Hir-Shabeelle oo loo direy baaq deg deg ah

Xildhibaannada Hir-Shabeelle oo loo direy baaq deg deg ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Axad , Feberaayo 23, 2020 —Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay Shir Gudoomineysay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Marwo Canab Axmed Ciise ayaa Maanta ka qabsoomay Xarunta Baarlamanka Ee Magaalada Jowhar.

 

Ajendaha Kulanka ayaa ahaa, Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo diyaariyey, kadoodista xaalada Guud ee deegadnada Hirshabelle iyo in Xukuumada soo gudbiso Xeerka Doorashoyinka Hirshabeelle si Golaha uga Guto Waajibadkiisa Dastuuriga.

 

 

 

Ugu Dambeyn Guddoomiye kuxigenka 2aad ee Golaha marwo Canab Axmed Ciise ayaa ugu baaqday Xildhibanada aan fasaxa kumaqneyn ee kamaqan Fadhiyada Golaha iney yimaadan Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment