933 Views

Doorashadda Itoobiya oo dib loo dhigay

Doorashadda Itoobiya oo dib loo dhigay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Talaado     , March 31, 2020 —Dowladda Itoobiya ayaa dib u dhigtay doorashooyinka Madaxtinimo iyo kuwa Baarlaamiga ah ee dalka oo la filayay iney qabsoomaan bisha August ee soo socta.

 

Sababta ayay ku sheegtay Arrimo la xiriira cudurka Coronovirus sida ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka dalkaasi.

 

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in ay la tacaali doonto Cudurka Coronovirus.

 

Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socday diyaar Garowga doorashada guud.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment