1026 Views

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday joojinta gaadiidka ka yimaada Muqdisho

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday joojinta gaadiidka ka yimaada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 14, 2020 –Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee  Soomaaliya ayaa soo saaray go’aan ay ku doonayaan in ay joojiyaan gaadiidka dadweynaha ee ka baxa Muqdisho ee aada degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

 

Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Koonfur Galbeed ayaa hakisay isku socodka gaadiidka rakaabka ee ka tega Muqdisho ee aada deegaanada Maamulkaas.

 

 

 

War kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Maamulkaas ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo 16-ka Bishaa April la joojiyay gaadiidka rakaabka ee tegi jiray deegaanada Koonfur Galbeed si looga hortego faafida Cudurka COVID-19.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment