819 Views

Spain oo fududaynaysa xaaladaha deg dega ah ee Xayiraadda

Spain oo fududaynaysa xaaladaha deg dega ah ee Xayiraadda
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 02 2020–Dhamaan reer Isbaanishka ayaa loo oggol yahay inay aadaan socod ama ay ciyaaraan ka dib 48 maalmood oo aysan kasoo bixin si loola dagaallamo cudurka ‘coronavirus.
Spain ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn u sameeyay Covid 19 waana dalka Saddexaad.
Ku dhawaad 47 milyan oo qof oo reer Spain ah ayaa loo ogolaaday in ay Saacado kooban kasoo baxaan guryahooda, iyadoo dadka waaweyn loo oggol yahay inay guryahooda uga baxaan oo ay iibsadaan cunno, daawo ama ay eey ku socdaan.
Dhimashada coronavirus-ka ee Spain ayaa gaartay 25,100 sidda ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.
Wadarta kiisaska ayaa gaartay 216,582Dhamaan reer Isbaanishka ayaa loo oggol yahay inay aadaan socod ama ay ciyaaraan ka dib 48 maalmood oo aysan kasoo bixin si loola dagaallamo cudurka ‘coronavirus.

Spain ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn u sameeyay Covid 19 waana dalka Saddexaad.

Ku dhawaad 47 milyan oo qof oo reer Spain ah ayaa loo ogolaaday in ay Saacado kooban kasoo baxaan guryahooda, iyadoo dadka waaweyn loo oggol yahay inay guryahooda uga baxaan oo ay iibsadaan cunno, daawo ama ay eey ku socdaan.

Dhimashada coronavirus-ka ee Spain ayaa gaartay 25,100 sidda ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.

Wadarta kiisaska ayaa gaartay 216,582

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment