795 Views

Wasiir Goodax Barre oo QM kala hadlay saameynta Waxbarashada ee COVID-19

Wasiir Goodax Barre oo QM kala hadlay saameynta Waxbarashada ee COVID-19
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 05 2020–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulan dhinaca Internet-ka ah waxaa uu la qaatay Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.
Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen qorshaha wasaaradda ugu tala-gashay in ay kaga jawaabto saameynta cudurka Covid_19 ee xagga waxbarashada.
“Waxaan kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan. Waxaan kala hadlay qorshaha wasaaradda ugu tala-gashay in ay kaga jawaabto saameynta cudurka Covid_19 ee xagga waxbarashada, waxaan sidoo kale kawada hadalnay shaqooyinka naga dhexeeya Hay’adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Arrimaha Waxbarashada ayuu yiri” Wasiir GoodaxBarre .
Cudurka safmareenka ah ee Coronavirus ayaa waxaa saameyn ballaaran uu ku yeeshay Waxbarashada dalka,waxaana la fasaxay Goobaha Waxbarashada ee dalka,sid

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment