852 Views

Dadka uu ku dhacay Cudurka Corona Virus dunida oo gaartay 6,033,875 oo qof

Dadka uu ku dhacay Cudurka Corona Virus dunida oo gaartay 6,033,875 oo qof
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 30 2020–Dadka uu soo ritay Cudurka Corona Virus ee Caalamka ayaa kor u dhaaftay 6 Milyan ee ruux sidda ay ku warameen Jaamacaddaha kor kala socda Cudurka Corona Virus.
Qiyaastii 6,033,875 oo dad ah oo ku nool daafaha dunida ayaa hadda la xaqiijiyay inay qabaan cudurka loo yaqaan coronavirus.
Sida laga soo xigtay xogta ay soo aruurisay Jaamacadda Johns Hopkins, In kabadan 366,894 ayaa dhintey, halka ku dhawaad 2,660,618 ay soo kabsadeen.
Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo afjaro xiriirka waddankiisa kala dhaxeeyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.
Waxaa uu WHO ku eedeeyay iney ku guul- dareysatay in Shiinaha ay ku cadeyso inuu ka dambeeyay faafidda fayraska corona.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment