942 Views

DEG DEG: Mooshin loo gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

DEG DEG: Mooshin loo gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 20, 2020–Mooshin ay ku saxiixan yihiin 132 Xildhibaan ayaa loogudbiyay guddoonka Golaha Shacabka.

Mooshinka ayaa la xiriira in kuraasta xildhibaanada haweenka ay ku leeyihiin labada golle ee Baarlamaanka ay ku tartamaan doorashada soo socota keliya haween si loo xaqiijiyo qoondada haweenka isla markaana aan la isku darin kuraasta haweenka iyo raga ee labada golle ee baarlamaanka.

Xildhibaan Xaniifa Xaabsade ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqrisay mooshinka ay gudbiyeen, Waxaana ay sheegtay in Gudoomiyaha laga rabo aqbalida Mooshinkooda

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post