1218 Views

Sawiro:-Samafale Aadan Awaale Oo Howla Samafal Kawada Muqdisho

Sawiro:-Samafale Aadan Awaale Oo Howla Samafal Kawada Muqdisho
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | November16, 2020 –
Samafale aadan salad awaale oo ujooga magalaada muqdisho Howlo shaqo ayaa hadan isku howlay in uu halkiisa kasii wado howlihii sama fal ee uu u haye shacabaka soomaaliyeed.

Aadan Ayaa Qalab isboortis iyo Agab iskujira qalimaan iyo buugaag oo loogu talagaly in caruurta ku jirta xarunta Afarah Maanta gaarsiiyey  Aadan ayaa sheegay In Xarunta AFRAH ORPHANS EDUCATION CENTRE  Ay had iyo jeer garab taagan yihiin  Waxa Uu sigaar ah ugu mahaceliyey dadkii ka qayb qaatay caawinta caruurta agoonta iyo kuwa danata yar ee wax lagu baro xaruntan

“Waxaan mar kale booqanay Xarunta Waxbarashada Afrah | Afrah Orphans –  Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan – Isbortiguna Waa Caafimaadka Barkiis.   Waxaan geynay Boogaag iyo Qalab Isboorti. Mahad Balaaran waxaan u direynaa shaqsiyaadkii kaqeyb qaatay. Fadlan Ka Qeyb Qaado Caawinta Agoonta´”

Aadan ayaa kamid ah Dhalinyaradii Fursada u heshay in ay wax kubarataan dalka xiligii dawaldii dhexe ee dalka balsa dalka iskiigabaxay Bilaawgii Bur burka dalka balsa iminka ayuu utaaganyahay isgaoo kunool dalka dibadiisa caawinta dadka danatayar gaar ahaan caruurta aanan awoodin ay ay iska bixiyaan qarashaadka waxabarashada.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post