Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Puntland oo yeeshay kulan wadatashi ah
Garowe |QOL |Diseembar 11, 2020 -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Puntland Mudane Saciid…