762 Views

Farmaajo oo Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska ugu hambalyeey Ciidanka Booliska

Farmaajo oo Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska ugu hambalyeey Ciidanka Booliska
____________________________________________________________________________

Madaxweyne Farmaajo ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey xuska Sannad Guurada 77-Aad ee as-aaska Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu boogadin mug leh u diraya ciidamada booliska.

“Hambalyo iyo bogaadin mug leh ayaa ku mudan tihiin sida naf-hurnimada leh ee aad ku ilaalisaan amniga iyo xasilloonida dalkeenna, uguna taagan tihiin badqabka nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed.” Ayuu qoraalkiisa ku yiri.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhiggeeda Kenya waxa ay ku eedaysay faragelin iyo inay abaabulayso wax ay ku sheegtay ‘Jabhad’ ay ku aruurinayso dhinaca magaalada Mandheera.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post