966 Views

Xaflad Aroos ah oo goobtii ay ka socotay qeyb ka mid ah duntay Muqdisho

Xaflad Aroos ah oo goobtii ay ka socotay qeyb ka mid ah duntay Muqdisho
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL October 03, |  2020
—Inta la xaqiijiyay Saddex Ruux oo dhamaantood dumar ahaa ayaa ku dhaawacmay Xaflad Arooska oo ka dhacday muqdisho

Waxyeelada dadkaan soo gaartay ayaa timid ka dib markii   uu la dumay qeyb ka mid ah dhulka howlkii ay xaflada ka socotay oo ku hoos yaalay boosaneer.

Gabdhaha boosaneerka ku dhacay mid ka mid ah ayaa dhaawac ka soo gaaray waxaana loola cararay isbitaalka.

Waxaa sidoo kale labada ruux ee kale la sheegay in xaaladooda Caafimaad ay tahay hada mid wanaagsan.

Goobtan ayaa waxaa ka socday Farxad aroos caawa lakin Boosaneer ayaa la dumay ka qeyb galayaashi Xaflada.



Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post