639 Views

Booliska Kenya oo dhibaato ku haaya Soomaalida Islii

Booliska Kenya oo dhibaato ku haaya Soomaalida Islii
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 17, 2021—Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay kala kulmaan ciidamada booliska ee magaalada Nairobi.

Dhibaatooyinkaas oo ah in ciidamadu ay jirdil garaac iyo sunta dadka ka ilmaysiisa ay u adeegsanayaan shacabka ku nool xaafadda Islii ka hor saacadaha bandowga.

Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa ku nool Soomaali farabadan oo intooda badan ah Ganacsato, waxaana ay dalbadeen in dhibaatadaas laga joojinyo.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post