825 Views

Carruur harraad ugu geeriyootay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Carruur harraad ugu geeriyootay   Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo
____________________________________________________________________________

7-da Marso 2021

Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in go’doon ay saareen kooxda Alshabaab iyo ciidamada Kenya oo qeyb ahaan meel ka degan, kuwaasoo isku ugaarsada gudaha magaaladda cidii soo galeysa ay sababtay in Haraad loogu dhinto halkaas.


waxay arintaas sababtay in abaaro Xoogan halkaas ay ka dilaacaan, waxaana ka jiro Biyo la’aan xoogan oo sababtay in haraad loogu dhinto halkaas.


sidoo kale Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in ugu yaraan laba canug ay harraad ugu geeriyoodeen deegaanka

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post