960 Views

Ethiopia oo ka hor timid soo jeedin Sudan oo ahayd in arrinta biyaha wabiga Nile la dhex dhexaadiyo

Ethiopia oo ka hor timid soo jeedin Sudan oo ahayd in arrinta biyaha wabiga Nile la dhex dhexaadiyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho /Qol/  March 10, 2021 

Dawladda Ethiopia ayaa iska diiday soo jeedin ka timid dalka Sudan oo ahayd in arrinta biyaha wabiga Nile ay ka wada xaajoodaan afarta dhinac ee QM, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Dalwadda Maraykanka.

Diidmada Ethiopia ayaa imaneysa xilli saddexda dal ee arrintan isku haya oo kala ah Ethiopia, Masar iyo Sudan ay ku guuleysan la’yihiin inay xal ka gaaraan muranka ka dhashay biyo-xireenka ay Ethiopia ka dhiseyso webiga Nile.

sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili mudooyin kala Duwan ay ay fashil ku dhamaadeen waan waantii laga dhex waday dalalka Ethiopia, Masar iyo Sudan.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post