840 Views

Shir Xasaasi ah Oo Muqdisho Ka Furmay

Shir Xasaasi ah Oo Muqdisho  Ka Furmay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta  muqdisho uga furmay  kulan ku saabsan turxaanbixinta nuqulka 3’aad ee qabyo qoraalka Dastuurka iyo diyaarinta warbixinta kama dambaysta ah ee Dib-u-egista Dastuurka.

Hay’adaha ayaa qorshaynaya in marka ay turxaan-bixiyaan nuqulka 3’aad  Dastuurka ay latashiyo kala yeelan doonaan qaybaha kala duwan ee bulahada iyo siyaasadda.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post