1311 Views

Somaliland oo shaacisay kiisas hor leh oo ku saabsan cudurka Covid-19

Somaliland oo shaacisay kiisas hor leh oo ku saabsan cudurka Covid-19
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 23da Maarso, 2021Wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Soomaliland ayaa sheegtay in 24-tii saac ee u dambeysay cudurka Covid-19 laga helay dad gaarayo 93 qof halka guud ahaan tirada dadka u dhintay cudurka ay gaarayaan 118 qof.

Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in hadda ay xooga saareyso wacyigelinta iyo qaababka kale ee looga hortagayo faafidda cudurka haddii loo baahdana ay soo rogi doonaan tallaabooyin dheeraad ah.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post