735 Views

Caro iyo cambaarayn culus oo ka dhalatay horyaal cusub oo ay ku midoobeen kooxaha ugu waaweyn Yurub

Caro iyo cambaarayn culus oo ka dhalatay horyaal cusub oo ay ku midoobeen kooxaha ugu waaweyn Yurub
____________________________________________________________________________

April 19-2021

Waxaa jira cadho iyo cambaarayn ka timid taageerayaasha kubadda cagta, ciyaartoydii hore iyo siyaasiyiin taas oo ku aaddan qorshayaal ay wadaan laba iyo toban ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Yurub si ay u sameystaan horyaal u gaar u la ciyaaro usbuuc walba badhtankiisa.

Qorshahan ayaa ay dabada ka riixayaan labo iyo toban naadi – oo ka kala socda Ingiriiska, Talyaaniga iyo Isbaanishka oo dhinac iyo guud ahaanba taageerayaashii iyo madaxdii horyaalladii ay ciyaari jireen oo dhan oo tallaabadan u arkay mid khiyaamo ah, halka maamulka kubada cagta yurub ay ku hanjabeenba inay ka mamnuuci doonaan kooxaha ka qeyb gala koobkaas kuwooda.

Haddaba waxa uu yahay horyaalkan cusub ee lagu magac Super Leage iyo bal sida xaal hadda yahay ayaan ka waraystay maxamed axmed deysane oo ka faallooda arrimaha ciyaaraha.

.

OFiice Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post