1179 Views

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo Ciidamada Dowlada oo wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo Ciidamada Dowlada oo wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan
____________________________________________________________________________

April 25-2021

Wararka ka imaanaya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada saakay lagu arkayo Wadoioyinka magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo Wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay soo baxeen kadib Markii Ciidamo badan oo uu wato Col Saney Cabdule  ay soo gaareen Duleedka waqooyiga Muqdisho xalay, kuwaas oo ka imaaday Sh.dhexe taasi oo dhalisay shaki badan in Weerar lagu yahay Villa Somaliya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post