1239 Views

Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid oo goor dhawayd ku biiray Mucaaradka taliyihii labaad oo Noqonya..

Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid oo goor dhawayd ku biiray Mucaaradka taliyihii labaad oo Noqonya..
____________________________________________________________________________

April 26-2021

 Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid Faarax Cadaani Maxamed  oo Noqonaya Taliyihii labaad oo ku biira, ayaa Ciidamo uu wato waxay gaareen miniraanyo.

Wararka ayaa sheegaya in Taliye Faarax oo wata gaadiid dagaal iyo ciidan ay  ku biireen  ciidamo ku sugan aagga Mirinaayo, kuwaas oo shalay halkaas dagaal kula galay ciidamo daacad u ah madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Is dhiibida  Taliyaha booliska degmada Yaaqshiid waxay ku soo aadeysaa, iyadoo sidaan oo kale uu galabta ciidamada ka gadoodsan mudo kororsiga ugu biiray taliyihii saldhigga booliska degmada Shibis ee gobolka Banaadir Farxaan Jaraaye.

Taliye Farxaan Jaraaye ayaa warbaahinta kula hadlay aagga Mirinaayada, waxuuna sheegay inuu gartay waxa saxda ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post