1062 Views

Musharax madaxweyne Sheekh Shariif oo soo dhaweeyey Go’aankii maanta u qaatay golaha shacabka

Musharax  madaxweyne  Sheekh Shariif oo   soo dhaweeyey Go’aankii maanta  u qaatay golaha shacabka
____________________________________________________________________________

.

May 1-2021

Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax  madaxweyne  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa  soo dhaweeyey Go’aankii maanta  u qaatay golaha shacabka ka oo ku aadan sidii dalka doorsho loo dhan yahay ay uga qabsomi lahayd iyo  sii taba galinta howlaha lagu jahaynayl doorshooyinka dalka.

Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah musharixiinta ahna Gudoomiyaha Kudlada ay ku midoobeen Musharixiinta iyo Muacaaradka ayaa soo dhaweyay arintaas.

“Waxaan soo dhaweynayaa go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho ee 17 September.

Sidoo kale Mucaaradka ayaa si diiran u soo dhaweeyay arintaan waxaana ka mid ah dadka ka hadlay Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post