1035 Views

Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby oo ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah

Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby oo  ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah
____________________________________________________________________________

May 3-2021

Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby ayaa ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah oo ka kooban ilaa 40 Wasiir iyo Xoghayaha Dowladda.

Golaha Wasiirada waxaa ku jira Wasiirka Arrimaha Nabadeenta Chad.

Maxamed ayaa balan qaaday mudo 18bil gudahooda in Doorasho loogu qaban doono Wadankasi kadib Dilkii Aabihiisi ee Bishii April lagu dilay Wadankaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Falaagada ay wali ku adkeesanaysa inay sii wadi doonaan dagaalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post