1185 Views

Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

Allaha unaxariistee waxaa  magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
____________________________________________________________________________

May 7, 2021

Allaha unaxariistee waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn Golaha Shacabka, sida ay noo xaqiijiyeen ehelkiisa.

Marxuumka ayaa soo noqday Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, xukumaddii Cali Maxamed Geedi iyo Safiirka Soomaaliya ee Ruushka.

Sidoo kale Marxuumka ayaa geeridiisa waxaa ka tacsiyeey mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyagoo dhammaantood Allaah uga baryay in uu ka waraabiyi Naxariistii janno.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post