36 Views

Ra’isal wasaare kuxigeenka XFS oo dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Ra’isal wasaare kuxigeenka XFS oo dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in xaruntan ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u qaban jirtay hawlo muhiim ah oo ay kamid yihiin   dhinacyada  wacyi galinta, iska warqabka ciidanka, ka hortaga rabshadaha iyo howlagallada deg-deg ah, iyada oo hadana dib u dhis balaadhan lagu samayn doono, si ay kor ugu qaado shaqada Laanta socotada ee Ciidanka Booliska.

Dhagax dhigan ayaa waxa Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka ku wehelinaayey Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post