1134 Views

Deg deg: Garoonka diyaaradaha ee Tel Aviv oo la xiray shaqaalihii oo laga daad gureeyay caawa kadib Markii la Duqeeyay..

Deg deg: Garoonka diyaaradaha ee Tel Aviv oo la xiray shaqaalihii oo laga daad gureeyay caawa kadib Markii la Duqeeyay..
____________________________________________________________________________

May 11, 2021

Wararka ka imaanaya caawa Caasimada Yahuuda ee Tel Aviv  ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah ay Holcayaan kadib Markii Ururka Hamas  ay ku garaaneen madaafiic aad u badan.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ku dhawaad 130 Gantaal caawa  lagu garaacay Caasimada Yahuuda ee Tel Aviv, waxaana la sheegay dad gaaraya 70 qof in ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 200 qofna ay u jifaan dhaawacyo soo gaaray kadib Weerarka oo haleelay Hotelo Maqaayado iyo gaadiid ay ka mid yihiin Basas oo Wadada maraayay.

sawiro goordhow laga soo qaaday madaafiic ku dhacday Bartamaha Tel Aviv ayaa muujinaya Bur bur xoogan. Waxaana la sheegay in hada ay jirto cabso xoogan.

Sidoo kale Garoonka Tel Aviv ayaa la xiray oo waxaa laga daad gureeyay dadkii cabsi xoogan kadib iyo Madaafiic.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post