1323 Views

Kumanaan Dad oo ka Caraysan xaaladda Falastiin oo iskgu soo baxay London

Kumanaan Dad oo ka Caraysan xaaladda Falastiin oo iskgu soo baxay  London
____________________________________________________________________________

May 15 2021

Kumanaan Dad oo ka qiiraysan xaaladda Falastiin aya isagu soo baxay magaalada London ee dalka UK.

Tiro badan oo dad ah ayaa isagu soo baxay bananka hore ee safaarada Israa’iil ee London. Dadka dibedbaxayay ayaa sitay calanka Falastiin.

Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo, Saraakiisha Falastiin waxay sheegeen in duqeyntaas ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof oo ay kamid yihiin carruur iyo qof dumar ah.

Militeriga Israa’iil waxay sheegeen inay beegsadeen dhismo ay degenaayeen dagaalyahanada Xamaa

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post