1233 Views

Wasiir sheegay in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka ay sugayaan amniga

Wasiir sheegay in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka ay sugayaan amniga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in loo baahan yahay in Magaalada Muqdisho la dhigo dhagaxaan hor leh si loo xaqiijiyo Ammaanka Caasimadda.

Wasiirka ayaa sheegay in dadka Shacabka looga baahan yahay in ay dhagaxaan sii dhiggaan meelaha hadda aysan oolin

Dhagaxaanta waa weyn ayuu sheegay in ay sugayaan Ammaanka Caasimadda,iyadoo ay xusid mudan tahay in Magaalada ay ku sugan yihiin boqolaal Askari.

 

Ardayda Soomaaliyeed uu u ku matalo Wasiir Goodax ayaa dhibaatadda ugu badan la kulmaya, waxaana laga sugaayay in uu ku baaqo in la furo Wadooyinka, maadaama dhibaato lagu qabo aadida goobaha waxbarashadda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment