2157 Views

Sawiro:-Macahadka OnlyClick Oo Maanta Soobandhigay Qaybkamid ah Waxqabadka aradaydii way waxbareen

Sawiro:-Macahadka OnlyClick Oo Maanta Soobandhigay Qaybkamid ah Waxqabadka aradaydii way waxbareen
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 29, 2018 – Iyadoo Lagaduulayo Tayeenta aradayda  Waxkabara Macadka  OnlyClick.So Loona Diyaariyo Samaynta Sawir Gacmeedka Ama Graphic Desing-ka Ayaa manta Loosoogaba gabeeyey Dufacdii 1-aad Barashada Madadaasi Barashada Darasadan

Iyadoona Qaarkamid ah aradayda ay Halkaasi Ku Soobandhigeen Desing-yo kaladuwan Oo Uu Macahadku Udiyaariyey Aradaydaasi Intii Ay Darasada Socotay

Barayaasha Macahadka Onlycilck Ayaa Ugaratay In Axmed Aden Wacdi Uu Noqday  Aradaygii Ugu Horeyey Ee  Kasoowarceliyey Layliyadii Dhamaan Intii Ay Socotay Daraaasadan Oo Uu Diray Macadka

Macahadkan Oo Ay Sameeyeen Dhaliyaro Soomaaliyeed Oo Wax kubaratay Gudah Dalka Soomaaliyeed Ayaa Garwsaday In ay Aqoontooda Ugu Faa’ideeyaan Aradayda Soomaaliyeed Ee Wax Kabarata Gudaha Dalka

Jibriil Abdi Abshir Oo Kamid ahaa Barayaashii Bixinayey Darsadan ayaa Qaranimo Usheegay In Ay Gaarsiin Doonaan Macadkan Dhamaan Gobalada Dalka Ayna Utaagan Yihiin Haqabtirka Dhaliyarada Soomaaliyeed Ee Daneenaysa Barashada Darasada Mote Madeiha

Waana Machadkii Ugu Horeyey Ee Nuuciisa ah Ee Laga Hergaliyo Gudaha Dalka Soomaaliya  Tan Iyo Burburkii Soomaaliy

 

 

 

 

W/Q:=Bashiir Barre Ali

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment