846 Views

Koox hubeysan oo Goor dhawayd qof shacab ah ku dishay deegaanka Ceelasha biyaha

Koox hubeysan oo Goor dhawayd qof shacab ah ku dishay deegaanka Ceelasha biyaha
____________________________________________________________________________

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in Goor dhawayd Koox hubeysan ay qof  shacab ah  ay ku dileen deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka shabeellada Hoose.

Odayga ayaa la sheegay inuu ka soo baxay xaafad ku taala deegaanka Ceelasha biyaha, taasi oo ka socotay xaflad aroos ah.

sidoo kale Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxda hubeysan ay goobta ka baxsadeen, islamarkaana halkaasi ay gaareen ciidamo fara badan, kuwaasi halkaasi ka bilaabay baaritaano hor leh.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post