843 Views

Qasaaraha ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo oo soo kordhaya.

Qasaaraha  ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo  ka dhacay Baydhabo oo soo kordhaya.
____________________________________________________________________________

May 29 2021

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay suuqa lagu iibiyo Qaadka oo  ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay maqaayad ku taala Suuqa, islamarkaana halkaasi ay ku sugnaayeen askar iyo dad shacab ah.

Ku dhawaad 7 qof ayaa la sheegay in auy ku dhinteen inta la ogyahay,. Waxaana ku dhawacmay ila 10 qof oo kale.

Sidoo kale laamaha amniga ee maamulka Koofur Galbeed ayaan weli faah-faahin ka bixin qaraxa iyo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, balse weeraradan nuucaan ah waxaa fuliya Al-Shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post