822 Views

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK oo cirka isku shareeray saacadihii la soo dhaafay.

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK oo  cirka isku shareeray saacadihii la soo dhaafay.
____________________________________________________________________________


Sabti: September 4, 2021

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof oo cusbi sidda lagu sheegay xog ay dowladu soo saartey.

Dhinaca kale guulo ayaa laga ayaa Britain ka gaartay barnaamijka tallaalka, iyada oo ilaa hadda la qaatay 91,314,745 tallaal guud ahaan Britain. 48,171,998 oo qof ayaa la siiyey dhibicda koowaad halka ay 43,142,747 oo qof oo kalena qaateen labada qeybood.

Sidoo kale UK iyo Dalalka Yurub ayaa 4 bil ee soo socta Safmar Xoogan kala kulmi doona Kiisaska xanuunka COVID-19 sida ay maalmo ka hor sheegtay Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post