1074 Views

Madaxweynihii hore ee South Africa Jacob Zuma oo lagu amray in uu xabsiga ku soo laabto

Madaxweynihii hore ee South Africa Jacob Zuma oo lagu amray in uu xabsiga ku soo laabto
____________________________________________________________________________

khamiis: December 16, 2021

Wararka ka imaanaya qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa sheegaya in laga billaabay in talaalka COVID19 la siiyo carruurta da’doodu u dhaxayso shan ilaa 11 jir.

Wararka ayaa sheegaya in looga dan leeyahay arintaan in lagu yareeyo faafitaanka xanuunkan. Oo maalmihii la soo dhaafay ku soo badanayay Yurub.

Sidoo kale Xanuunka Cusub ee Omicron ayaa ku soo badanayay maalmihii la soo dhaafay Yurub, waxaana lagu wadaa in dalalka yurub maalmaha soo socda lagu soo Rogo Xayiraad dhinaca socdaalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post