924 Views

Sadax qof oo u dhashay dalka Nayjeeriya oo samaynayay lacagta Somaliland oo lagu qabtay Hargaysa .

Sadax qof oo u dhashay  dalka Nayjeeriya oo samaynayay lacagta  Somaliland oo lagu qabtay Hargaysa .
____________________________________________________________________________

Talaado: December 7, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ciidanka booliiska maamulka Somaliland  ay qabteen saddex ruux, kuwaasoo lagu eedeeyey iney sameynayeen lacag been abuur ah.

Taliyaha hoggaaminayey ciidanka qabtey dadka la soo xirey, Maxamed Cismaan Caalin Dayib, ayaa sheegay in dadkan la qabtey ay u dhasheen dalka Nayjeeriya.

Sidoo kale  taliyaha ayaa carabka ku dhuftey in ragga xiran lala soo qabtey qalab, kuwaasoo uu ku tilmaamey iney yihiin kuwo lagu muto dambi, waxa uuna sheegay Taliyaha in la maxkamadeyn doono maalmaha soo socda..

 

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post