1914 Views

QM oo ka hadashay muhaajiriinta ku xayiran meel ka baxsan badda Talyaaniga.

QM oo ka hadashay muhaajiriinta ku xayiran meel ka baxsan badda Talyaaniga.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 11, 2018 – Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR waxay maanta ugu baaqday Dowladaha Talyaaniga iyo Malta inay u oggolaadaan Markabkaasi  inuu ku soo xirto Dekeddahooda.

Markabkaasi waxaa la socda 629 Muhaajiriin oo ay ka mid yihiin in ka badan 100-carruur iyo haween xaamilo ah.

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa uu shalay ka mamnuucay Markabkaasi inuu ku soo xirto DekedahaTalyaaniga

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment