1032 Views

Qarax goor dhawayd ka dhcay magaalada B/weyne gaar ahaan meel u dhow saldhigga booliiska

Qarax goor dhawayd ka dhcay magaalada B/weyne gaar ahaan meel u dhow saldhigga booliiska
____________________________________________________________________________

Sabti: October 16, 2021

 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in goor dhawayd uuu ka dhacay Qarax xooggan.

Qaraxan ayaa ka dhacay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.waxaana la sheegay in uu ka dhacay maqaaxi u dhow saldhigga booliiska magaalada.

Wararka  ayaa sheegaya in Qaraxan uu ahaa miino lagu aasay goob shaaha laga cabo oo ku taalla meel u dhow saldhigga booliiska.

Sidoo kale Wararku waxay sheegayaan inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dadka ay waxyeelladu soo gaartay waxaa ka mid ah mas’uuliyiin rayid ah iyo kuwo booliis ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post