1386 Views

SAWIRO: Maxaa looga hadlay kullanka golaha wasiirada Jubbaland?

SAWIRO: Maxaa looga hadlay kullanka golaha wasiirada Jubbaland?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Janaayo 31, 2019 —Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha wasiiradda Jubbaland, waxaanna warbixinno kala duwan laga dhageystay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland sida Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Howlaha guud guriyeynta iyo Wasaaradda Amniga.

Madaxwaynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo bishaan safarro shaqo ku tegay deegaano kala duwan oo ka tirsan Jubbaland ayaa golaha wasiirada warbixin ka siiyey safarkiisii iyo xaaladahii ay lasoo kulmeen.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu golaha wasiirada warbixin ka siiyey safarkii Garoowe iyo kulamada bisha March loo balansan yahay in ay ka dhacaan magaalada Garoowe.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment