921 Views

Madaxweyne Macron oo marti geliyey kulan ay kasoo qaybgaleen madaxda dalalka Africa

Madaxweyne Macron oo  marti geliyey kulan ay kasoo qaybgaleen madaxda dalalka Africa
____________________________________________________________________________

May 19 2021

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa marti geliyey kulan ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah madaxda dalalka Africa iyo hay’adaha caalamiga ah ee maaliyadda.

Ujeedada kulankan ayaa ah siddii loogu raadin lahaa qaaradda Africa dhaqaalihii kaga burburay la tacaalista xanuunka Covid19.

Sidoo kale Labaataneeyo hogaamiyayaal African ah ayaa kasoo qaybgalay kulankan oo ka dhacay magaalada Paris ee xarunta Faransiiska, waana shirkii ugu weynee ee noociisa ah ee foolka fool ah intii uu xanuunkaasi ka dilaacay dunnida.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post