834 Views

axmed madoobe oo 2 Sano kadib magacaabay wasiiro uu ku jiro Cabdinaasir Seeraar

axmed madoobe oo 2 Sano kadib magacaabay wasiiro uu ku jiro Cabdinaasir Seeraar
____________________________________________________________________________

May 20 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in  Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu magacaabay labo sano kadib liiska golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi, kadib wareegto xalay kasoo baxday xafiiskiisa.

Liiska wasiirada Jubbaland ee lagu dhowaaqay ayaa waxaa intooda badan kasoo muuqday xubno cusub, waxaana ka dhex muuqda wasiiradaan Cusub oo gaaraya 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 5 wasiir dowli, afhayeenkii hore ahaana Mucarad Cabdinaasir Seeraar .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post