1020 Views

James Swan “ Waxaa si weyn uga Xumaanay go’aanka dowladda ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika

James Swan  “ Waxaa si weyn uga Xumaanay go’aanka dowladda ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika
____________________________________________________________________________

May 26 2021

James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay diiday ergeygii Midoowga Afrika ay usoo magacoowday Soomaaliya, Mudane John Mahama.

“Waxaa si weyn uga qoomameyneynaa go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika usoo magacaawday Soomaaliya.

Sidoo kale Go’aankaas kadib, John Mahama wuxuu sheegay in uu isaga laabtay tallaabadii Midowga Afrika ugu soo magacaawday in uu noqdo ergeyga gaarka u qaabilsan Soomaaliya isla markaana wuxuu hakiyay shaqadaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post